![]() ![]() |
||
|
|
jowhar ayaa waxaa laga dareemayaa inaay gaaf wareegayaan nimankii maxaakiimta isku tilaami jiray Jowhar oo aay gaaf wareegayaan nimankii maxaakiimta la magac baxay balse ay qabiil aahaana isu aruursadeen ayaa waxaa lagu arkaayey meelihii ay ka baxeen cidamadda itoobiyaanka ee joogay meelaha qaarkoodna si weyn looga dareemaayey inaay gabi ahaanba aay ka wadan dhaq dhaqaaqyo coladeed hadaba cidamadaan oo gaaf wareegaayo dhinacyaddii ay ka wadda baxeen ayaa waxa laga dareemayaa inaay durba ba bilaaben inaay ku kar baashaan meheradahooddii aay ka xoog san jireen kana wada xidheen ayagoo mar walba soo gala kuna soo gala si dhuumashaal ah iskana ilaaliya kuwa itoobiyaanka ah ayna dagaalka dhumashalka ah ku soo qaadaan habeenkii , hadaba maxaakiimtu ma waxay ku dadalaan sidii nabad somaliya looga dhalin lahaa mise waxay aad u taabac san yihiin oo aay qiimeeyaan dhanka qabiilka waxan filayaa inaay baryahaan danbe isu aruursadaan ninba meeshuu u dhashay inuu difaac ka sameysto waayo intuu meel kale ku dhiman lahaa ama la soo jaa juusi lahaa ayey waxay door bideen inaay meelaha ay isku aruursadan aay u bataan dhanka dadkoodda ama qabiilkoodda qoralka maxamuud cabdi .muqdisho
|
|