![]() ![]() |
||
|
|
Taliye ka tir sanaa nimanka Ganba yarta alshabab taliye ka ahaa oo lagu dilay dagaal shalay
Guddoomiyihii Ganboyartii Maxkamadaha Beesha Gobolka Hiiraan ahna guddoomiye kuxigeenka afarta Gobolka Mudug, Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe ayaa geeriyooday intii uu socday dagaalka ka dhacay Nuur Fanax ee Gobolka Hiiraan. Sida uu sheegay Gaagaale) oo ka mid ah Saraakiisha Argigixisdda Ganboyartii Maxkamadaha Beesha meydkiisa ayaa weli laga garanaya inuu yahay Shahiid ninkaasi oo magaciisuna ahaa Aamin Cabdulle Barqadle (Aamin-daacad) Dagaaladan ayaa geystay dhimashada dad
gaaraya 23 qof oo dhamaantood ah dadkii dagaalamayay ,oo iskugu jira
ciidamada Itoobiya & Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee
Soomaaliay.. maxamuud cabdi muqdisho
|
|