|
Waxaa uu mudo dheer uu daba socday ninkaan lagu
magacaabo Baashi sidii uu u hor keeni lahaa ama aduun weynaha uu u
ogeysiin lahaa taasoo aay isugu biya shubatay si isaguna u soo
caan baxo jaraaidyaduna wareystaan taasoo uu ku lumiyey
damiirnimadiisii kana door biday inuu jananka fadeexeeyo balse ku
noqotay waji Gabax aad una uga naxay markii la yidhi waxaanu dib
uga fiir san donaa mudo lix bilood ah taasoo aay ka muuqatay wajigiisa
mid aan farax saneyn
Lakiin halka uu ka sheegay in kuwa somaliland
fadhiya saraakiisha kahooseysay jananka aan ayagu aanan
joogin meel maxkamad ah mar laweydiiyey in kuwaasina halkooda lagu
saro ayuu ku jawaab celshay kuwaasi dalkoodii beey joogaan haddii lasaro
iyo hadanba laga hadlin anigu ujeedadeeydu waxay aheyd in aan
maxakamd la koro samatar nasiib daro ma uusan imaanin taasoo uu
ula jeeday in aduunku wadda maqlaan in aay doodi dhex martay samatar &
baashi ujeeddii uu lahaana ceeb ku dhamatay halkaasoo uu kala hooyday
fadeexad dadkiisiina usoo jiiday waji gabax ku yimid hal
haleelna uga baxsaday maxkamdii
Maxaa ka qabsaday Dacwaddii
Anigu waxan doonaayey oo kaliya in warbaahinta
laga maqlo ama laga daawado ama laga aqristo dhibaatada aan ka soo
raynta lahayn ee soomaaliya taasoo uu ku dabaqay si uu u maxkamad ula
koro janaraalkaan . hadaad u sii dhabo gasho bulshada soomaaliyeed oo
aad u istic maasho waxa loo yaqaano qabiilka balse ninkaan baashi ku
shegay muwaadin somali ah inuu ku farax san yahay uuna rabay kaliya in
uu maxkamd hor keeno taasoo uu shegay inaay ii suurtoowday kaliya
in la maqlo Maxakamd baa socota , waxaa isweydiintu tahay ma
danbuu lahaa baashi mise dad buu u doodayey dhib loogeystay ,taasoo
baashi loo shegay inaay yar iyo wayn caruur iyo ciroole , rag iyo dumar
cid aan ogayn majirto dhibka ka jira inuu yahay is fahan la,aan somalida
dhexdeeda jawaabtu waxan udeynay somalidda
Taasoo markiiba Baashi ku dhalatay inuu
maxkamadiina si dhuumashaal ah isaga huleelay kadib markii la yidhi
lixbilood baanu dib u fiirin donaa laguna Qan ciyey Waxaanay dhamaantood
ogyihiin inay yihiin dad dayacan oo dalkoodiina burburiyay kala qaybiyay
kala fogaaday la kala dilay
Waxaad dareemaysaa inuu mid waliba u gaajaysan
yahay inuu arko dowladnimo soomaaliyeed iyo magacii qaranimada oo dib u
soo laabta iyo isaga oo muujinayaa hilow iyo jacayl badan inuu u
qabo.Maadaama uusan lahayn wax ka celinayaa ama qaybtii damiirka ee
diidmada iyo xalka u qaabilsanayd wax waliba way ka suuroobaan qofkaas
lagulamana yaaabi karo .Waxaa xaqiiq ah in soomaalidu ku jirto tiih ama
wareerkii reer bani israa,iil la geliyay mudadii afartanka sano ahayd
ilaa hadana aysan hayn xalkii ay kaga bixi lahayd.maadaama dhibkeedii 20
jirsaday inay kasii darto maahee aysan ka soo raynayn.Waxaa xaqiiq ah in
cudurka ugu way nee soomaaliya hayaa yahay qabiil, jaahilnimo.
Daacadxumo, iyo danaystanimo, haba sii kala darnaadaan waxaynu wanaag u
naqaan xumaanta
|