![]() ![]() |
||
|
odayasha dega kismaayo
maanta mar aay kahadlaayeen kuna canbareeyeen falalka foosha xunee
ay wadaan maamulka punt
![]()
Mdaaharaad aad loosoo qaban qaabiyey aayna ka
qeyb qaateen dhamaan jubooyinka inta degaan ahaa xalal
quutadda ah ayaa maanta si aad uga xumaadeen walalahoodda
puntlaand waxa aay ku sameyeen nimanka an waxba galabsanin
hadaba mar aay kasoo saareen
Baaqaan oo sitoos ah ugu socda isimadda
sulaadamadda puntlaand inaay wax ka bedelaan waxana ka qabtaan
arintaan maamulka uu sameyey
balse aad moodid maamulka inuusanba aamin
saneyn ragga ladhiibay mar uu maanta mudaharaadyo weyn lagu
can baareyey falakaasi foosha xun aay ku qabteen fagaare weyn
oo meel walbana lagu soo qabtay ayna ku sheegayaan arinta ay
ku kacday puntland misana leedaha waxaba kama aanan ogin in la
qabtay rag aan waxaba galabsanin oo muruq maal ahaa mar uu
kahadlaayey ugaas cabdi nuur ugaas maxamed.
ugaaska ayaa sheegay in maamulka
puntlaand oo aanu ka rabno inaay arintaasi meel dhigaan aayna
ku sameyeen ragaasi aan waxaba galabsanin dhibka loogeysan
doonan ay dusha uridanayaan balse aysanba kamid ahey
waxayaabaha lagu far fiiqay inaay kamid yihiin khooxdda onlf.
waxaanu ugu baaqeynaa si deg deg ah inaay
jawaab uga soo baxshaan ragaasi iyo labaddii odey ee ka
horeyey intaba loo wadda dhiibay itoobiyaanka
waxaase nasiib daro ah kuna canbaareyneynaa
maamulka inaay maanta u dhiibaan cadowga somaliya si
kastaba ha ahaatee maanta khooxaha ladagalamyo hadeey
ahaan lahaayeen dhib kama jireen
waxaase lalyaabay rag shaqeysanayo dibadana an
wax ka sugeynin maanta lagu tilmaamo waxa uusan shaqo ku laheyn uuna
iskiisa isu maal galin jiray waxana u dhimin shacabka rer puntland
waxan mahad gaar ah usoo jeedineynaa shacabka
rer puntlaand marka laga reebo inta maamulka heysa mooyee inta kale
waxaanu ku boorineynaa oo aanu leenahay sidaad uga dhiidhiseen
xumaanta loo geystay oo aad uga xumaateen aad baanu
mahad gaar ah idiin soo jeedineynaa hadaanu nahay odayaasha
beeshaasi kasoo jeeda ee absame ama ogaaden
halkan ka dhageyso mudaharaad maanta
la qabtay
kismaayo.
|
||