![]() ![]() |
||
|
|
Nabad galyaddii puntlaand oo gabi ahanba faraha si toos ah uga baxday dilal kala duwana xalay aay ka dheceen
Ciidamada amaanka ee Magaalada Boosaaso ayaa
sameeyey Iska caabin xoog leh waxa ayna mudo Israsaaseyn ka socotey
Magaalada Boosaaso ,hareeraheeda gaar ahaan goobo ku dhaw Xabsiga
sida weyn loo ilaaliyo ee Biya Kulule ee Magaalada Boosaaso. dhinaca nabad gelyaddu wasidee Nabaddii puntlaand oo sii baabaday sababtoo ah ayadoo maal mahaan danbe nabad gelyaddii ay faraha kasii baxeyso ayan kala dhacayaan dilal fool xun magalooyinka siiba casimadda garoowe islamarkasna lagu kala dilay boosaaso garoowe Galgacyana lagu qabtay rag tiro ahaan dhan 8 qof. oo sideey sheegeen burcad ahaa hadaba waxaa xalay saqdii dhex lagu dilay dad maaskiina ah muruq maal ah islamarkasna ah kuwa aan u dhalanin goboladda ahaana kuwa kasoo bara kacay dagaladdii muqdisho Masaakiinta ka shaqeysato goboladaan puntlaand laguna dilo had iyo jeerna loo han jabo ayaa xalay lagu weraray guri uu ka deganaa ninka la dilay magaladda ee casimadda garoowe isaga iyo laba nin oo kale iyo ninkii aay u soo wateen inuu nimankaan tuso ay isagiina toogteen kadibna ay baxsadeen laguna raad joogo Boosaasana waxa lagu dhaawaca 2 nin oo ka tirsanaa nabad sugidda B.E .S TA looyaqaano ayadoo ay baryahaanba soctay in la laayo ciidamadda nabad sugidda ama kuwa caadiga ah maxaayeelay lama kala garanaayo kuwa sidaa rasmiga u shaqeeyo waayo magaladda waxaa dhex socda ciidamo badan habeenkii lamana kala garanaayo kuwa shaqadda ku jira iyo kuwa bur cadda taasoo sabatay amaankii oo faraha ka sii baxaayo cidna isku tax luujinin amaanka lagana sexday puntlaand madaama ay doorashooyin ku soo food leeyihiin islamarkaasna dan u galin shacabka puntlaand lana dar yeelin shacabkii CABDULAAHI CABDI GAROOWE
|
|